• Jaceylka walaltinimada .
•
Inaad aragto labo oo si dhab ah isku jaceyl waa aayar yacnii wey yar yihiin inaad aragto walalo is jaceyl ayaduna wey Kooban tahay si walbo ha ahaato waxaa muhiim ah inan inan si caawino walal caawi kuwa u Bahan caawinaad yacnii in la garab istaago ,walal aan noqono kuwa isku faano aan noqono kuwa isjaceyl ,noloshu wey fududahay balse dadka ayaa ka dhigeyna mid adag .
Inaad jaclaato walalkaaga waa mid Ina fareyso diinteena suuban jeclow walalkaaga muslimka ah jeclow iyaga xita haddii ay yihin cadowgaaga jeclow walalkaaga xita haddii uu yahay mid xun walalo is jaceyl waxaa lagu garta waa dabeecada wanagsan waxaa lagu garta waa aqlaaq wanagsan walalo isjaceyl waxaa lagu garta waa kuwa is jaceyl .
Kan ku jaceyl waa kan sharaftaada ilaaliyo Kan ku jaceyl waa kan kaa fikiro walalo is jaceyl waa walalo isku duuban walalo is jaceyl ayaa ka wanagsna jaceylka dhabta ah ee dhexmara labada qof .
Mahadsanid.
Diyaarintii al ustaad dhiirigeliye Deeqsi
No comments:
Post a Comment