1. Dhiibaatada xabsiga
Inta badan dadku ma dareeman qiimaha xorriyada ku nolow nolol xor Hana ka baqin tijaabinta hadafyada iyo himilooyinkaaga nolosha.
Muhiimada dhalanyaranimada waxaa dareemi Karo kuwa duqoobey muhiimada caafimaadkaag waxaa dareemi Karo kuwa buka muhiimada firaaqada waxaa dareemi Karo kuwa xabsiyada ku xeran .
Qorshaha wanagsan ayey ka bilaabata nolol wangsan sida owgeed waa inan nolosheena qorsheena oo aan u dejina ahdaaf iyo hadafyo ay hiigsato kuwa guuleystey waa kuwa gartey qiimaha guusha kuwa fashilmey waa kuwa gartey qiimaha guuldarada .
Inaad keligaaga nowlaato ayaa ka muhiimsan inaad la nowlaato dad badan oo aan noloshaada waxbo ku soo kordhineynin ka shaqee naftaada waa furaha guusha iyo horumarka inaad naftaada ku mashquusho ayaa kuu Dan ah oo naftaada hogaami oo jiheeyaha u qabo .
Noloshu mar waxee kugu soo qabileysa weji qurux badan oo ka qurux badan dhaldhalalka ubaxyada marna waxee kugu soo qaabileysa weji xun oo ka xun dhuxusha .nolosheena wey qurux badan tahay quruxdaas waxaa arka qofka keliya ee horumar gaaro kana dhabeeyo hadafyadiisa iyo himilooyinkiiaa nolosha .
Nolosha waa mid adag keliya waxaa ka gudbi Kara waa nin adag oo u diyaar ah inuu gaaro horumar la taaban Karo.
Mahadsanid
Diyaarintii al ustaad dhiirigeliye Deeqsi
Friday, April 19, 2024
Dhibaatada xabsiga
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Jaceylka walaltinimada
• Jaceylka walaltinimada . • Inaad aragto labo oo si dhab ah isku jaceyl waa aayar yacnii wey yar yihiin inaad aragto walalo is jaceyl a...
-
• Jaceylka walaltinimada . • Inaad aragto labo oo si dhab ah isku jaceyl waa aayar yacnii wey yar yihiin inaad aragto walalo is jaceyl a...
-
1. Safarka guusha Qof walbo oo Naga mid ah wuxuu rajeynaya inuu guuleysto sxp haddii aad tahay qof hansare leh maxaa kuu diidaya inaad ga...
-
. • MAXAA SABABA INAAD KA XIISO DHICIN JACEYLKA AAD U QABTID LAMAANAHAAGA ?. Cid kasta oo Lamaane leh waxaa jiro Arrimo Qaas u ah oo uu k...

No comments:
Post a Comment