• Guurso qof wanagsan
Noloshu jaceyl la'an macno ma lahan noloshu jaceyl la'an ayey ku qurux badan tahay balse waa dhadhan la'an .
Walal guurso qof wanagsan Haa walal iska fiiri qofka aad nolosha la wadageyso Rasuulkeena Muxamed waxa uu yiri "haddii uu niyi yimaado nin aad u bogtan aqlaaqdiisa iyo diintiisa u guuriya haddii kale aduunka fitno ayaa ka dhaceyso ".
Qof walbo oo Naga mid ah waxaa uu raadinaya qof wanagansan, sifooyinka qofka wanagsan waxaa ka mid ah waa qof run badan waa qof ku dadaal raali'ahaanshaha rabi swt waa qof aqlaaq wanagsan waa qof dhaqan wanagsan ,qofka wanagsan ma bedelan duruufaha Kan deeqsi ahi weligiisa waxa uu ahaanaya Deeqsi Kan saamaxada badan weliigiisa waxa uu ahaanaya qof cafis badan .
Walal guurso qof ku dadaalaya raaligelinta rabi swt haddii aad guursato qofkaas waxa uu kaa saacidaya guusha aduun iyo mid aaqiro walal guurso qof dhaqan wanagsan guurso qof kula dhaqmaayo si ay ku dhisan tahay ixtiraam iyo qadarin sxp guurso gabar saalixad ah Haa sxb guurso gabar ku dhagan amarka Alle iyo sunnadii nebigeena muxamed scw sxb guurso gabar kula dhaqmeyso sida ay ula dhaqanto waalidkeeda ,walashey guurso wiil wanagsan wiil kula dhaqmaayo sida uu ula dhaqmo waalidkiisa .
Guurka waa iskaashi nololeed guurka waa nimco weyn guurku waa qeyb ka mid ah nolosheena .
Mahadsanid
Diyaarintii al ustaad dhiirigeliye Deeqsi
Tuesday, April 9, 2024
Guurso qof wanagsan
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Jaceylka walaltinimada
• Jaceylka walaltinimada . • Inaad aragto labo oo si dhab ah isku jaceyl waa aayar yacnii wey yar yihiin inaad aragto walalo is jaceyl a...
-
• Jaceylka walaltinimada . • Inaad aragto labo oo si dhab ah isku jaceyl waa aayar yacnii wey yar yihiin inaad aragto walalo is jaceyl a...
-
[ ] Jaceylka labada dhinac ah Jaceylka dhabta ah marnaba ma noqdo mid xiiso ah iyo danano gaar ah laga leeyahay Wallow ay jiraan dad bad...
-
1. Safarka guusha Qof walbo oo Naga mid ah wuxuu rajeynaya inuu guuleysto sxp haddii aad tahay qof hansare leh maxaa kuu diidaya inaad ga...

No comments:
Post a Comment