JACEYLKA HOOYADA
Jaceyl aan dhammad laheyn waa jaceylka ay hooyooyinkeena inow qaban Haa waa sax .Hooyo waxaana kaa jaclahey dheymanka iyo luulka hooyo waxaad tahay mid i bartey aayadaha quraanka kariimka axadiista iyo sunada nabigeena mohamed swc , hooyadu waa tan ku dhashay Kuna soo barbaarisey, hooyadu waa tan agteeda wax walbo laga helayo mana jiro jaceyl ka qurux badan Jaceylka hooyada mana jiro jaceyl ka wanagsan Jaceylka hooyada .
Sxbka aan jeclaayow waa inan u baari noqono waalidiinteena Haa waa run ha noqonin caasi waalidiin inaad baari noqoto waxee kuu fureysa albaabo badan xaga cibaadada xaga nolosha xaga guurka .
Qofka wanagsan waxaa laga garta waa qof u baari ah labadiisa waalid waana qof leh sifooyin wanagsan waa qof dabeecada wanagsan, hooyada waa tan ku soo korisey hooyo waxaad tahay nuurkii indhaheyga hooyo waxaad tahay tii ugu soo rafaadey hooyo waxaad tahay tii aan ugu faanayey dadka oo dhan hooyo waxaana ka jeclahay indhaheyga .
Diyaarintii ustaad dhiirigeliye Deeqsi mahadsanid walal

No comments:
Post a Comment