RUN U SHEEG JACEYLKAAGA
Wallow jaceylka qarnigan u noqde mid xiiso iyo danano ah quuseeyo hadana wey jireen dad badan oo u taagan dhibaatenta qalbiyadeena marka laga reebo dad yar Ayaa ah kuwa narxiis badan kuwa bixiya jaceyl dhab ah .
Haddii uu jaceylka fudud ahaa Lahaa nolosha Ayaan fudud noqona laheyd ,si aad u kasbato qof qalbigiisa ma fudud haddii aad kasbatan inaad xafidid Ayaan adag .
Ha igu abuuri jaceyl been ah haddii aad I qiyaameyso oo aadan I xifdin Karin, run u sheeg jaceylkaaga Haa int badan hadalo been ah Ayaa na loogu sheekeya xilliga hasaawaha kuwaas ah oo ah " waliigii kama Tegi doona nolosheeda tahay wadnaha Ayaa igu taala aad iyo aad ayaad u qurux badan tahay waana is guursan doona waxaad tahay qeyb ka mid ah nolosheeda " iyo kuwa badan kuwa Daren been ah iyo hadalo been ah .
Qofka sida dhab ah kuu jaceyl kuwana sasawaayo laakin xaqiiqda ayuu kuu sheegaya yacnii runta ayuu kula hadlaaya , ma jiro xariir ku dhisan dareen balse waxaa jira dareeno danano gaar ah laga leeyahay inaad run u sheegto qof aad jaceshahay haddii aadan si dhab ah u jaceyl sababtoo ah qofna ma jeclo in la dhaawaaco qalbiigiisa oo la qiyaano qofna ma rabo inuu murugooda sidaas oo kale sidad u jaceshahay naftaada u jaclow nafta kale .mahadsanid.
Diyaarintii al ustaad dhiirigeliye Deeqsi

No comments:
Post a Comment