1. Safarka guusha
Qof walbo oo Naga mid ah wuxuu rajeynaya inuu guuleysto sxp haddii aad tahay qof hansare leh maxaa kuu diidaya inaad garto hankaad hiigsaneyso aniga waxaana jaclahey horumarka iyo guusha qofkastana waa sidaas oo kale .
Inta aad ku sugan tahay wadada guusha waxaad la kulmi doonta caqabado badan ,inaad guuleysato Uma bahnid inaad leedahay dhaqaale badan inaad guuleysatio Uma bahnid inaad tahay qof magaca leh inaad guuleysato Uma bahnid inaad tahay qof xoog badan .
Horumarka iyo guusha waxaa lagu gaara dadaal badan ficil badan adkeysi badan kuwa guuleystey waa kuwa ugu dhiibaatada badan soo marey ,isdhiibiyaasha ma guuleysatan guuleystayaashuna isma dhiiban sidas daradeed adiga ha is dhiibin ma jirto Cid ku diidi karto inaad ka dhabeyso hadafyadaada iyo himilooyinkaaga nolosha qof walbo guuleystey guushiisa waxaa ka dambeysey waa haween wanagsan waa hooyadiisa ama xaaskiisa qofkii labada kulansado labo jeer ayuu guuleystey.
Dadka qaar waxee ka baqaan fashilka haka baqin fashilka haddii aad tahay mid rajeynaya inuuu guuleysto guuldarada waa wadada guush sidas owgeed waad dhici karta waad fashilmi karta waad cabsan karta waad daali karta waad cishoona karta waad caajisi karta haddii aad taqaano guul waad gaari karta hankaaga iyo himilooyinkaaga nolosha.
Mahadsanid.
Diyaarintii al ustaad dhiirigeliye Deeqsi
No comments:
Post a Comment