Waxaana ahaan doona qof si dhab ah kuu jaceyl waxaana kugu sugi doona Tariinada iyo bostoojooyinka nolosha habo dheerado sugitankeyga .
Waxaana kuu qaaadey jaceyl xad dhaaf ah ee aan la qiyaasi karin waxaadna qeyb weyn ka degtey waliba qeybta ugu muhiimsan qalbigeyga mar walbo waxaana ku dhahaya macanto waan ku jaclahey markaad nolosheeda ku soo biirtey waxaad nolosheeda ka dhigtey nolol ku dhisan jaceyl dareen qabsi degnan iyo xasilooni .
Jeclow sxb qof ku siinaayo farxada Kuna iloowsinaya murugada jeclow walal qof kaa dhigaya boqor ama boqorad jeclow walal qof kula qeyb sanaya duruufaha iyo dhibaatooyinka nolosha jeclow walal qof ku dhigaayo booskii aad mudneyd .
Jaceylka waa inaad dhahdo waan ku jaclahay adiga oo aan hadlin ,waxaad noqotey qofka keliya ee aan agteeda ku dareemo farxada xasilooni ,marka aad noqotey xaaskayga waxaa ii rumoodey riyo aan ku fikiri jirey marka aan hasaweney .
Waan u xiisey hadalkaaga macan waan u xiisey dhoolacadeyntaada jaceylka dhabt ah ma dhammaado weligiisa waa uu jiriya ilaa geerida mooye nolosha waxa qurxiya oo qiimo u yeela waa jaceyl jaceyl la'antiisa waa nolol la'an aan ka run sheegno jaceylka waxaana ku dhahaaya inaad maalin un noqoni doonto xaaskeyga .
Maalintii aan ku bartey ilaa iyo hadda farxadeeda lama qiyaasi Karo aragtidada ayaa igu muhiimsan waxwalbo oo dunida yaala waxaad tahay gabar aad iyo aad u qurux badan oo leh sifooyin wanagsan waxaad leedahay anshax iyo asluub wanagsan waxaadna dumarka kale dheer tahay waa howlkarnimadada waxaana Alle ka baryaaya inuu noo rumeeyo riyadeena oo ah inan nolosha wadagno waxaad tahay nuurkii indhaheyga waxaad tahay maskaxdeeda labada ,hablaha dunida ku nool aadaa kaaa door bidey aadaa dooqeyga ah Adiga ah midda daaweysey qalbigeyga allow ii dhoor jaceylkeyga allow ii dhoor nolosheeda oo saaxiibteyda .mahadsanid.
Diyaarintii Al Ustaad dhiirigeliye Deeqsi
Monday, April 8, 2024
• Waan ku jaclahey
waan ku jaclahey
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Jaceylka walaltinimada
• Jaceylka walaltinimada . • Inaad aragto labo oo si dhab ah isku jaceyl waa aayar yacnii wey yar yihiin inaad aragto walalo is jaceyl a...
-
• Jaceylka walaltinimada . • Inaad aragto labo oo si dhab ah isku jaceyl waa aayar yacnii wey yar yihiin inaad aragto walalo is jaceyl a...
-
1. Safarka guusha Qof walbo oo Naga mid ah wuxuu rajeynaya inuu guuleysto sxp haddii aad tahay qof hansare leh maxaa kuu diidaya inaad ga...
-
. • MAXAA SABABA INAAD KA XIISO DHICIN JACEYLKA AAD U QABTID LAMAANAHAAGA ?. Cid kasta oo Lamaane leh waxaa jiro Arrimo Qaas u ah oo uu k...
No comments:
Post a Comment